{"id":432174,"date":"2020-11-16T23:17:36","date_gmt":"2020-11-16T20:17:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432174"},"modified":"2020-11-16T23:17:36","modified_gmt":"2020-11-16T20:17:36","slug":"xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-golaha-adeegga-garsoorka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliyaha-qaranka-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-golaha-adeegga-garsoorka-dalka\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo dhaweeyay ansixinta golaha adeegga Garsoorka dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlayay ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku asixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa yiri \u201cWaxaan so dhaweynayaa ansixinta maanta ee\u00a0 Golaha adeegga Garsoorka ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Golahu wuxuu u xilsaaran yahay maamulidda howlaha garsoorka iyo damaanad qaadidda madaxbannaanida Garsoorka Dalka\u201d.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyihu wuxuu intaas ku daray \u201cGolaha Adeegga Garsoorka wuxuu kaloo u xilsaaran-yahay soo jeedinta, magacaabidda, anshax-marinta iyo bedelaadda xubnaha Garsoorka dalka si loo xaqiijiyo dalku in uu yeesho garsoor wax ku ool ah, daah-furan oo loo siman yahay\u201d.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii xeer-ilaaliye Sulaymaan ayaa sheegay in loo baahan-yahay in la dhameeyo howlaha u dhiman Golaha adeegga Garsoorka Dalka \u201cMadaxda Garsoorka Dalka gaar ahaan\u00a0 xeer- ilaaliyaha guud ee Qaranku waxaa uu ugu mahad-celinayaa Wasiirka wasaaradda\u00a0 Caddaalada dadaalka dheeriga ah ee uu ku bixiyey horgaynta Golaha Adeegga Golaha shacabka si loo ansixiyo. Wasiirka iyo madaxda kale ee qaranka, waxaan ka rajaynayaa in ay dardar-galiyaan hawlaha u dhiman golaha garsoorka\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlayay ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku asixiyeen Xildhibannada Golaha Shacabka ayaa yiri \u201cWaxaan so dhaweynayaa ansixinta maanta ee\u00a0 Golaha adeegga Garsoorka ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Golahu wuxuu u xilsaaran yahay maamulidda howlaha garsoorka iyo damaanad qaadidda madaxbannaanida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432178,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432181,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432174\/revisions\/432181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}