{"id":432094,"date":"2020-11-16T16:07:32","date_gmt":"2020-11-16T13:07:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432094"},"modified":"2020-11-16T16:07:32","modified_gmt":"2020-11-16T13:07:32","slug":"wasiirka-haweenka-oo-booqatay-gabar-qabta-dhaawac-halis-ah-oo-bosaaso-laga-keenay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-haweenka-oo-booqatay-gabar-qabta-dhaawac-halis-ah-oo-bosaaso-laga-keenay-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Haweenka oo Booqatay Gabar Qabta Dhaawac Halis ah oo Bosaaso Laga Keenay +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka, ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaaladda ayaa maanta Isbitaalka Erdogan ee Ex-Digfeer ku booqday, Maryan Mursal Salaad oo ah gabar 20 sano jir ah oo lagu soo dhaawacay magaalada Bosaaso ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Gabadhan ayaa la sheegay in nin ka tirsan ciidanka booliiska magaalada Bosaaso uu xabad kaga dhuftay xubinta taranka shan maalin ka hor, ka dibna waxaa loo soo qaaday magaalada Muqdisho si loogu daweeyo.<\/p>\n<p>\u201cRuntii dhibaatooyinka noocan ah waa ay soo noq noqdeen waa kiiskii labaad oo aan kula kulmay Bosaaso, gabar nin xabad ku dhuftay, waxaa la ii sheegay Maryan ninka xabadda ku dhuftay in ay is yaqaanneen oo aysan ka shakisaneyn kana filanaynin in waxaas ku sameynayo,\u201d ayey tiri wasiir Xaniifa.<\/p>\n<p>Wasiirka Xaniifa ayaa sheegtay in dhibaatada lagula kaco gabdhaha Soomaaliyeed aysan aheyd wax la aqbali karo, waxayna dowlad goboleedka Puntland ugu baaqday in ay caddaaladda hor keenaan dadkii ka dambeeyay falkan argagaxa leh.<\/p>\n<p>Wasiirka Haweenka ayaa sheegtay in waalidka Maryan ay la qeybsanayaan dhibaatada soo gaartay gabadhooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432099\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.03-PM-747x420.jpeg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.03-PM-747x420.jpeg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.03-PM-747x420-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432097\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-747x420.jpeg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-747x420.jpeg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-747x420-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432096\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-1-747x420.jpeg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-1-747x420.jpeg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.01.02-PM-1-747x420-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-432095\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.00.58-PM-747x420.jpeg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.00.58-PM-747x420.jpeg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/WhatsApp-Image-2020-11-16-at-2.00.58-PM-747x420-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka, ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaaladda ayaa maanta Isbitaalka Erdogan ee Ex-Digfeer ku booqday, Maryan Mursal Salaad oo ah gabar 20 sano jir ah oo lagu soo dhaawacay magaalada Bosaaso ee gobolka Bari. Gabadhan ayaa la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432095,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432094","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432100,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432094\/revisions\/432100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}