{"id":432046,"date":"2020-11-16T09:19:41","date_gmt":"2020-11-16T06:19:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432046"},"modified":"2020-11-16T09:19:41","modified_gmt":"2020-11-16T06:19:41","slug":"golaha-shacbiga-soomaaliya-oo-maanta-yeelanaya-kulan-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacbiga-soomaaliya-oo-maanta-yeelanaya-kulan-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Shacbiga Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 20.35pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdishu-(SONNA)- Xildhibaannada Golaha Shacbiga Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kuna beegan 16ka November ku yeeshaan Kulankooda caadiga ahaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 20.35pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada u diray qoraal lagu ogeeysiinayo in uu jiro kulanka golaha, iyaga oo laga dalbaday inay soo xaadiraan,waqtigana ilaaliyaan.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 20.35pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ajandayaasha Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa ka mid ah u codaynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka, u codaynta xubnaha Guddiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Akhrinta 3aad oo la marsiin doono Hindise Sharciyeedka Nootaayooyinka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 20.35pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay ku guda jiraan kal-fadhigii ugu dambeeyay, waxaana horyaalla meel marinta iyo ka doodista ajandayaal dhowr ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Xildhibaannada Golaha Shacbiga Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kuna beegan 16ka November ku yeeshaan Kulankooda caadiga ahaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada u diray qoraal lagu ogeeysiinayo in uu jiro kulanka golaha, iyaga oo laga dalbaday inay soo xaadiraan,waqtigana ilaaliyaan. Ajandayaasha Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432050,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432046","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432046\/revisions\/432051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}