{"id":432011,"date":"2020-11-15T14:54:54","date_gmt":"2020-11-15T11:54:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432011"},"modified":"2020-11-15T14:54:54","modified_gmt":"2020-11-15T11:54:54","slug":"wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-heshiis-la-saxiixday-heyadda-ifc-oo-xubin-ka-ah-world-bank-group","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-heshiis-la-saxiixday-heyadda-ifc-oo-xubin-ka-ah-world-bank-group\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XfS oo heshiis la saxiixday Hey\u2019adda IFC oo xubin ka ah World Bank Group."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumariunta Dhaqalaha XfS, ayaa maanta la saxiixday laba heshiis oo lagu caawinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo dhiirrigeliyo maal-gashiga gudaha iyo kan ajaanibta ah hey&#8217;adda IFC oo xubin ka ah\u00a0 WorId bank Group, hadafka ugu weyn ee heshiiskan ayaa waxaa uu yahay horumarinta adeegyada bulshada, abuurista shaqooyin iyo kobcinta dhaqaale ee dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Heshiiskan, oo ah kii ugu horeeyey oo ay kala saxiixdaan IFC iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa uu\u00a0 bixiniyaa khariidad waddo oo lagu horumarinayo ganacsiga gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya, oo loo arko inuu fure u tahay mustaqbalka dhaqaalaha\u00a0 dalka.<\/p>\n<p>Heshiiska ugu horreeya, oo ay la\u00a0 saxiixtay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa lagu arki doonaa IFC oo saraakiisha kala talin doonta dib-u-habeyn sharciga oo taxane ah looguna talagalay in lagu dhiirrigeliyo maal-gashiga gaarka loo leeyahay ee tamarta, tikniyoolajiyadda isgaarsiinta macluumaadka, iyo qeybaha kaabayaasha warshadaha. Maalgashigaas ayaa waxaa loo arkaa inuu muhiim u yihiin hagaajinta adeegyada bulshada ee Dalka, Heshiiska labaad ee u dhexeeya IFC iyo dowladda ayaa wax ka qabanayaa jawiga sharciyeynta ganacsiga wuxuuna gacan ka geysanayaa kobcinta hufnaanta ganacsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumariunta Dhaqalaha XfS, ayaa maanta la saxiixday laba heshiis oo lagu caawinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo dhiirrigeliyo maal-gashiga gudaha iyo kan ajaanibta ah hey&#8217;adda IFC oo xubin ka ah\u00a0 WorId bank Group, hadafka ugu weyn ee heshiiskan ayaa waxaa uu yahay horumarinta adeegyada bulshada, abuurista shaqooyin iyo kobcinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432011","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432011","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432013,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432011\/revisions\/432013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}