{"id":432001,"date":"2020-11-15T12:50:47","date_gmt":"2020-11-15T09:50:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=432001"},"modified":"2020-11-15T12:50:47","modified_gmt":"2020-11-15T09:50:47","slug":"dawladda-ethiopia-oo-sheegtay-inay-guulo-ka-gaartay-hawlgalka-sharci-ku-soo-celinta-gobolka-tigreega","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dawladda-ethiopia-oo-sheegtay-inay-guulo-ka-gaartay-hawlgalka-sharci-ku-soo-celinta-gobolka-tigreega\/","title":{"rendered":"Dawladda Ethiopia oo sheegtay inay guulo ka gaartay hawlgalka sharci ku soo celinta gobolka Tigreega"},"content":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)-Ra\u2019isulwasaare ku xigeenka Ethiopia ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya laga sameynayo horumar dhaqso ah.<\/p>\n<p>Badbaadada shacabka ayaa waxa uu sheegay in ay ahmiyada koowaad siinayaan inta lagu gudo jiro howlgalka.<\/p>\n<p>Demeke Mekonnen wuxuu tilmaamay in dowladu gargaar bani\u2019aadanimo ka wado meelaha laga xoreeyay ciidamada TPLF ee gobalkaas.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayaa ku soo beegmaya iyada oo Qaramada Midoobay iyo Hay\u2019adaha gargaarka walaaca ka qabaan xaalada dadka rayidka ah ee ku nool gobalka tigreega .<\/p>\n<p>Waxaa jira eedeymo sheegaya in gabood falo dagaal ay ka dhaceen galbeedka Tigray oo dad shacab ah lagu laayay.<\/p>\n<p>Dagaalka ka socda waqooyiga Ethiopia oo galay maalinkii 12-Aad waxaa uu sababay barakac xoog leh .<\/p>\n<p>Dalka Sudan Hay\u2019adda UNHCR ayaa sheegtay in maalinkii ay gaaraan dad ku dhow 4,000 oo colaada ka baxsanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis ababa (SONNA)-Ra\u2019isulwasaare ku xigeenka Ethiopia ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya laga sameynayo horumar dhaqso ah. Badbaadada shacabka ayaa waxa uu sheegay in ay ahmiyada koowaad siinayaan inta lagu gudo jiro howlgalka. Demeke Mekonnen wuxuu tilmaamay in dowladu gargaar bani\u2019aadanimo ka wado meelaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":432002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-432001","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=432001"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432001\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":432004,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/432001\/revisions\/432004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/432002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=432001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=432001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=432001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}