{"id":431989,"date":"2020-11-15T10:48:43","date_gmt":"2020-11-15T07:48:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431989"},"modified":"2020-11-15T11:17:01","modified_gmt":"2020-11-15T08:17:01","slug":"barnaamijka-bilic-soo-celinta-waddooyinka-muqdisho-oo-wajigii-labaad-u-gudbay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/barnaamijka-bilic-soo-celinta-waddooyinka-muqdisho-oo-wajigii-labaad-u-gudbay\/","title":{"rendered":"Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore\u00a0 ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho ay u noqoto magaalo bilicsan,<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda Nadaafada\u00a0 gobalka Banaadir shar\u2019ma&#8217;arke caddow\u00a0 oo warbaahinta la hadalay ayaa shacabka caasimadda Muqdisho ugu baaqay ka qayb qaadashada bilic soo celinta waddooyinka oo uu samayn ku yeeshay roobkii dhawaan ka da\u2019ay magaalada<\/p>\n<p>\u201cwaxan u gudubnay qaybtii labaad ee ah in cararda an ka nadiifinno waddooyinka oo ay keeneyn Roobaka waxana intaa u sameyneynaa in bilicdii caasimada dib u soo laabato ayuu yiri agaasimaha waaxda Nadaafada gobalka Banaadir<\/p>\n<p>Agaasimaha waxa uu sido kale digniin u diray\u00a0 ganacasatada iyo dhammaan shacabka gaar ahaa dadka qashinka ku shuba wadooyinka muqdisho waxa uu tilmaamay in an la aqbali dooni arintaa cidii lagu arkaana ay ka qaadi doonaa Tilaabooyin isugu jiray xarig iyo ganaax lacageed.<\/p>\n<p>Maamuka gobalka Banaadir aya wada da daallo uu dib ugu soo celinayo bilicdii waddooyinka caasimadda Muqdisho oo samayn Taban ku yeeshay roobabkii da\u2019ay<\/p>\n<p>Maamulka Gobalka Banaadir ayaa caawa magaalada Muqdisho waxa uu ka bilaabay wajiga Labaad ee bilic soo celinta caasimada iyada oo shaqada Markan Laga qabanayo carada wadooyinka magaalada ay biyaha Roobka Keenaan si magalada Muqdisho ay\u00a0 u noqoto magaalo bilicsan Xagga nadaafada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431991 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafada-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafada-2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafada-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafada-2-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431992 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431993 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/nadaafda4-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore\u00a0 ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho ay u noqoto magaalo bilicsan, Agaasimaha waaxda Nadaafada\u00a0 gobalka Banaadir shar\u2019ma&#8217;arke caddow\u00a0 oo warbaahinta la hadalay ayaa shacabka caasimadda Muqdisho ugu baaqay ka qayb qaadashada bilic soo celinta waddooyinka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431990,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431989","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431989"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431989\/revisions\/431998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}