{"id":431977,"date":"2020-11-15T09:29:44","date_gmt":"2020-11-15T06:29:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431977"},"modified":"2020-11-15T09:29:44","modified_gmt":"2020-11-15T06:29:44","slug":"xaflad-soo-dhawayn-ah-oo-magaalada-istanbuul-loogu-sameeyay-madaxwayne-lafta-gareen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xaflad-soo-dhawayn-ah-oo-magaalada-istanbuul-loogu-sameeyay-madaxwayne-lafta-gareen\/","title":{"rendered":"Xaflad soo dhawayn ah oo magaalada Istanbuul loogu sameeyay Madaxwayne Lafta-gareen"},"content":{"rendered":"<p>Istanbuul-(SONNA)- Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay\u00a0 madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed\u00a0 Laftagareen ayaa lagu qabtay\u00a0 magaaalada,\u00a0 Istanbul ee dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Munaasabaddassi waxaa soo agasimiyay jaaliyada\u00a0 Koonfur galbeed Somaliya ee magaalada Istanbuul, . Waxaana ka soo qayb galay ardayda Koonfur galbeed Somaliya ee wax ka barta dalkaasi ee ,haaweenka , dhalinyarada iyo odoyaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Guddomiyaha jaaliyadda Jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ka soo jeeda ee dalkaasi Turkiga mudane Mohamed Abdullahi ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in ay dalka Turkiga ku soo dhaweeyaan Madaxwayne Cabdicasiis Lafta gareen oo uu \u00a0sheegay in \u00a0mudadii uu xilka hayay uu hayay uu tubta horumarka u jiheeyay Koonfur galbeed Soomaaliya, xafladdaasi soo dhawaynta ah waxaa ka soo qaybgalay \u00a0wasiirro,\u00a0 xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Koonfur galbeed iyo saxafiyiin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbuul-(SONNA)- Xaflad si wayn loo soo qabanqaabiyay oo lagu dhawaynayay\u00a0 madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed\u00a0 Laftagareen ayaa lagu qabtay\u00a0 magaaalada,\u00a0 Istanbul ee dalka Turkiga. Munaasabaddassi waxaa soo agasimiyay jaaliyada\u00a0 Koonfur galbeed Somaliya ee magaalada Istanbuul, . Waxaana ka soo qayb galay ardayda Koonfur galbeed Somaliya ee wax ka barta dalkaasi ee ,haaweenka , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431978,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431977","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431979,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431977\/revisions\/431979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}