{"id":431914,"date":"2020-11-14T15:07:21","date_gmt":"2020-11-14T12:07:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431914"},"modified":"2020-11-14T15:07:21","modified_gmt":"2020-11-14T12:07:21","slug":"dowlada-itoobiya-oo-sheegtay-in-weerar-hoobiyeyaal-ah-lagu-qaaday-garoomada-diyaaradaha-ee-magaaloyinka-bahira-iyo-gondar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowlada-itoobiya-oo-sheegtay-in-weerar-hoobiyeyaal-ah-lagu-qaaday-garoomada-diyaaradaha-ee-magaaloyinka-bahira-iyo-gondar\/","title":{"rendered":"Dowlada Itoobiya oo sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee Magaaloyinka Bahira iyo Gondar."},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar ee ismaamulka Amxaarada itoobiya .<\/p>\n<p>Madaafiicda ayeey dowladu sheegtay in ay ku dhaceen dhabaha ay diyaaraduhu ku cararaan ee garoomada halkaas oo qasaare ay u geysteen.<\/p>\n<p>Ma jirto cid wax ku noqotay weerarka oo ay dowladu ku eedeysay kooxda TPLF oo ay sheegtay dowladu in ay ku jirto rafashadii ugu danbeysay.<\/p>\n<p>Garoonka Magaalada Bahir Dar ee loo yaqaan Ginbot 20, waxaa uu Magaalada uu dhanka galbeed kaga beegan yahay 8KM halka Garoonka Gondar uu isna Magaalada 18-KM kaga beegan yahay dhanka koonfureed.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Magaaloyinka Bahira iyo Gondar ee ismaamulka Amxaarada itoobiya ayaa sheegay in ay maqleen qaraxyo iyo wax u muuqday rasaas la is dhaafsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in weerar hoobiyeyaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar ee ismaamulka Amxaarada itoobiya . Madaafiicda ayeey dowladu sheegtay in ay ku dhaceen dhabaha ay diyaaraduhu ku cararaan ee garoomada halkaas oo qasaare ay u geysteen. Ma jirto cid wax ku noqotay weerarka oo ay dowladu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431915,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431914","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431914","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431914\/revisions\/431916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}