{"id":431908,"date":"2020-11-14T14:53:46","date_gmt":"2020-11-14T11:53:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431908"},"modified":"2020-11-14T14:56:13","modified_gmt":"2020-11-14T11:56:13","slug":"xafiiska-sominvest-ee-wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-ku-biiray-ururka-heyadaha-dhiirigelinta-maalgashiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-sominvest-ee-wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-ku-biiray-ururka-heyadaha-dhiirigelinta-maalgashiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Xafiiska SOMINVEST ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ku biiray Ururka Hey\u2019adaha Dhiirigelinta Maalgashiga Adduunka."},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Xafiiska Dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, ayaa ku biiray Ururka Hey\u2019adaha Dhiirigelinta Maalgashiga Adduunka ee magacooda loo soo gaabiyo (WAIPA) oo ay ku bahoobeen in ka badan 170 hey\u2019adood oo dhiirigeliya maalgashiga oo ku kala yaal 130 dal.<\/p>\n<p>WAIPA, ayaa ka caawisa hey\u2019adaha dhiirigelinta sidii ay sare ugu qaadi lahayeen karaankooda ku aaddan dhiirigelinta maalgashiga, sidii hey\u2019aduhu isu dhaafsan lahayeen khibradaha dhiirigelinta maalgashiga iyo in sidii Dowladaha looga caawin lahaa hagaajinta iyo casriyeynta guud ahaan jawiga maalgashiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, WAIPA, ayaa sare u qaadeysa xiriirka ka dhexeeya hay\u2019adaha dhiirigelinta maalgashiga dunida isla markaasna u diyaarinaysa doodo iyo cilmi-baaris ku aaddan hannaanka dhiirigelinta maalgashiga.<\/p>\n<p>\u201cWaa guul u soo hoyatay Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ku howlan dhiirigelinta maalagshiga waddanka Soomaliya. Waxaan, si gaar ah, ugu mahadcelinaya intii gacan ka geysatay gaarista hiigsigan ku biirista hey\u2019addan caalamiga ah sida howl-wadeennada Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga\u201d ayuu yiri Mohamed Dubo, Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga (SOMINVEST).<\/p>\n<p>Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya ayaa ku howlan soo jiidashada iyo hanashada maalgashi shisheeye si sare loogu qaado jawiga maalgashi ee dalka, loona dhaqan geliyo Qorshaha Horumarinta Qaranka isla markaana loogu abuuro dhallinyarada Soomaaliyeed fursado shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Xafiiska Dhiirigelinta maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, ayaa ku biiray Ururka Hey\u2019adaha Dhiirigelinta Maalgashiga Adduunka ee magacooda loo soo gaabiyo (WAIPA) oo ay ku bahoobeen in ka badan 170 hey\u2019adood oo dhiirigeliya maalgashiga oo ku kala yaal 130 dal. WAIPA, ayaa ka caawisa hey\u2019adaha dhiirigelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431909,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431908","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431908"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431912,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431908\/revisions\/431912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}