{"id":431903,"date":"2020-11-14T13:44:27","date_gmt":"2020-11-14T10:44:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431903"},"modified":"2020-11-14T13:44:27","modified_gmt":"2020-11-14T10:44:27","slug":"howlgal-lagu-xaqiiinaayo-amniga-oo-laga-sameeyay-jowahar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-lagu-xaqiiinaayo-amniga-oo-laga-sameeyay-jowahar\/","title":{"rendered":"Howlgal lagu xaqiiinaayo amniga oo laga sameeyay Jowahar"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska degmada Jowhar ayaa sacadihi la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga degaanada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan magaalada jowhar oo dhawan marti galisay doorashada masuuliyinta maamulka Hirshabeelle<\/p>\n<p>Taliyaha saldhiga Booliska jowhar dhamae maxamed siyaad cali canjeex oo la hadalay warbaahinta Qarankaa ayaa shegay in ujeedka howlagaka uu ahaa sidii loo xaqiijin lahaa guud ahaan amniga deganada Hirshabeelle waxa una shegay in ay ku guuleeysteen sugida Amniga dowrashadii maamulka Hirshabeelle<\/p>\n<p>Taliyaha waxa uu sidokale u mahadcliyay shacabka ku nool degaanada Hirshabeelle oo la sheqeeyay inta ay howlgalka wadeen ciidamada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska degmada Jowhar ayaa sacadihi la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgalo lagu xaqiijinayo amniga degaanada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan magaalada jowhar oo dhawan marti galisay doorashada masuuliyinta maamulka Hirshabeelle Taliyaha saldhiga Booliska jowhar dhamae maxamed siyaad cali canjeex oo la hadalay warbaahinta Qarankaa ayaa shegay in ujeedka howlagaka uu ahaa sidii loo xaqiijin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431903\/revisions\/431905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}