{"id":431858,"date":"2020-11-13T12:36:21","date_gmt":"2020-11-13T09:36:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431858"},"modified":"2020-11-13T12:36:21","modified_gmt":"2020-11-13T09:36:21","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaad-beeleedyada-ka-socda-gobollada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dawladda-soomaaliya-oo-ku-baaqday-in-la-joojiyo-colaad-beeleedyada-ka-socda-gobollada-dhexe\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo colaad beeleedyada ka socda gobollada dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanno ka tirsan gobollada dhexe ee dalka gaar ahaan gobolada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Ra\u2019\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka waxa uu sheegay in xilligaan aan loo baahneed colaado sakeeyo isla markaana nabad ay kuwada noolaadaan dadka walaalaha ah ee wada dega .\/<\/p>\n<p>Ra\u2019isul wasaare ku xigeenka dalka Mudane mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) waxaa kaloo uu sheegay in shirkii todobaadlaha ee golaha wasiirada ay ka mid aheyd wax yaabaha looga hadlay dagaalada kasoo cosboonaaday dalka isla markaana dowlad goboleedka Galmudug ay dowladda dhexe kala shaqeyneyso sidii loo xalin lahaa.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka waxaa ka wanaagsan dadka inay ka shaqeeyaan walaalnimada ,is aqbalaada iyo wada noolaashaha waayo dagaalka waxa uu saameeyay dad badana oo aan waxba galabsan marka waxaan ku baaqeynaa in dagaalka la jooiyo.<\/p>\n<p>Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) waxa u uku cel celiyay in isaqbalaada iyo walaalnimada ay ka wanaagsantahay dagaalka micnaha aan ku jirin kaasi oo saameeyay dad badan oo aan waxba galabsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanno ka tirsan gobollada dhexe ee dalka gaar ahaan gobolada Mudug iyo Galgaduud. Ra\u2019\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka waxa uu sheegay in xilligaan aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431860,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431858","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431858","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431858"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431861,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431858\/revisions\/431861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}