{"id":431836,"date":"2020-11-13T09:25:31","date_gmt":"2020-11-13T06:25:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431836"},"modified":"2020-11-13T10:10:00","modified_gmt":"2020-11-13T07:10:00","slug":"74-muhaajiriin-ah-oo-ku-dhintay-doon-ku-qallibantay-xeebaha-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/74-muhaajiriin-ah-oo-ku-dhintay-doon-ku-qallibantay-xeebaha-liibiya\/","title":{"rendered":"\u00a074 muhaajiriin ah oo ku dhintay Doon ku qallibantay xeebaha Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 74 muhaajiriin ah oo ku socday dalalka Yurub,ayaa ku dhimatay xeebaha dalka Liibiya,kadib markii ay burburtay dooni oo ay la socdeen,sida ay ku warameen Hay&#8217;adda Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM)<\/p>\n<p>Ilaalada xeebaha iyo kaluumeysato ka soo jeeda deegaanka Khoms ada ayaa badbaadiyay 47 qof,halka tirade guud ee dadka saran doontaasi ay ahaayeen 120 ruux.<\/p>\n<p>Shaqaalaha gurmadka ayaa sheegay in 8 qof oo ka mid ah 47 oo la soo badbaadiyay ay aad u liitaan ,iyadoo dadka dhintay ay ku jirtay gabar yar oo lix bilood jir ah.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda IOM, ayaa sheegtay in shilkaani uu yahay kii sideedaan ee ka dhaca biyaha badweynta Mediyatareenamka,laga bartamihii sanadkaan illaa hadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 74 muhaajiriin ah oo ku socday dalalka Yurub,ayaa ku dhimatay xeebaha dalka Liibiya,kadib markii ay burburtay dooni oo ay la socdeen,sida ay ku warameen Hay&#8217;adda Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM) Ilaalada xeebaha iyo kaluumeysato ka soo jeeda deegaanka Khoms ada ayaa badbaadiyay 47 qof,halka tirade guud ee dadka saran doontaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431837,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431836\/revisions\/431843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}