{"id":431802,"date":"2020-11-12T19:30:12","date_gmt":"2020-11-12T16:30:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431802"},"modified":"2020-11-12T19:30:12","modified_gmt":"2020-11-12T16:30:12","slug":"madaxweynihii-hore-ee-dalka-ghana-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-ee-dalka-ghana-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Dalka Ghana oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana.<\/p>\n<p>Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Korle-Bu University ee magaalada Accra halkaas oo xanuun dartii loo geeyay<\/p>\n<p>Wuxuu dalka Ghana hogaaminayay intii u dhexeysay1982 ilaa 2002 .<\/p>\n<p>Wuxuu ahaa duuliye ka tirsanaan jiray \u00a0ciidanka cirka ee dalka Ghana.<\/p>\n<p>Wuxuu dhashay bishii June sanadkii 1947-kii<\/p>\n<p>Hogaamiyeyaasha Afrika waxay u hayeen xushmad, waayo wuxuu ahaa nin Afrikaanimada ay ku weyn tahay<\/p>\n<p>Wuxuu aad ugu ole oleyn jiray in Afrika mid noqoto.<\/p>\n<p>2010 ilaa 2011 wuxuu ahaa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Korle-Bu University ee magaalada Accra halkaas oo xanuun dartii loo geeyay Wuxuu dalka Ghana hogaaminayay intii u dhexeysay1982 ilaa 2002 . Wuxuu ahaa duuliye ka tirsanaan jiray \u00a0ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431803,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431802","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431802","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431802"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431802\/revisions\/431804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}