{"id":431767,"date":"2020-11-12T13:28:31","date_gmt":"2020-11-12T10:28:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431767"},"modified":"2020-11-12T13:28:31","modified_gmt":"2020-11-12T10:28:31","slug":"shirka-dib-u-eegista-farsamo-ee-dastuurka-oo-maalintii-labaad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-dib-u-eegista-farsamo-ee-dastuurka-oo-maalintii-labaad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka dib u eegista farsamo ee dastuurka oo maalintii labaad galay"},"content":{"rendered":"<p>hirka wadatashiga hay\u2019adaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirka ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigi doonaa arrimaha u baahan wada xaajoodyada siyaasadeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa sheegay in howl culus ay hortaalo, isagoo xusay in sababaha dastuurku u dhameystirmi la\u2019yahay ay tahay wada xaajood siyaasadeed oo aan jirin.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hay\u2019adaha dastuurka heer federaal iyo heer dowlad goboleed kula dardaarmay in laga dhabeeyo dib u eegista dastuurka oo uu sheegay in ay u baahantahay shaqo adag.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>hirka wadatashiga hay\u2019adaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed ee soo gabagabeynta dib u eegista farsamo ee dastuurka ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho. Shirka ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigi doonaa arrimaha u baahan wada xaajoodyada siyaasadeed. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa sheegay in howl culus ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431768,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431767","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431767"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431767\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431769,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431767\/revisions\/431769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431768"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}