{"id":431757,"date":"2020-11-12T12:05:42","date_gmt":"2020-11-12T09:05:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431757"},"modified":"2020-11-12T12:05:42","modified_gmt":"2020-11-12T09:05:42","slug":"boqorka-baxrayn-oo-magacaabay-raiisal-wasaare-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boqorka-baxrayn-oo-magacaabay-raiisal-wasaare-cusub\/","title":{"rendered":"Boqorka Baxrayn oo magacaabay Ra\u2019iisal wasaare cusub"},"content":{"rendered":"<p>Boqorka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra\u2019iisal wasaare cusub kadib markii ra\u2019iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Salmaan bin Xamad bin Ciise oo ah dhaxal sugaha dalka ayaa loo magacaabay inuu noqdo ra\u2019iisal wasaaraha cusub ee Baxrayn<\/p>\n<p>War murtiyeed kasoo baxay shalay boqortooyada Baxrayn ayaa lagu sheegay in ra\u2019iisal wasaarihii geeriyooday lagu aasi doono dalka gudihiisa iyadoo ay kasoo qayb gali doonaan qoyska iyo qaraabadiisa oo kaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqorka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra\u2019iisal wasaare cusub kadib markii ra\u2019iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay dalka Maraykanka. Salmaan bin Xamad bin Ciise oo ah dhaxal sugaha dalka ayaa loo magacaabay inuu noqdo ra\u2019iisal wasaaraha cusub ee Baxrayn War murtiyeed kasoo baxay shalay boqortooyada Baxrayn ayaa lagu sheegay in ra\u2019iisal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431758,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431757","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431759,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431757\/revisions\/431759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}