{"id":431738,"date":"2020-11-11T20:52:18","date_gmt":"2020-11-11T17:52:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431738"},"modified":"2020-11-11T20:52:18","modified_gmt":"2020-11-11T17:52:18","slug":"arday-oo-ka-qalin-jebisay-jaacamadda-quraanka-kariimka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/arday-oo-ka-qalin-jebisay-jaacamadda-quraanka-kariimka-sawirro\/","title":{"rendered":"Arday oo ka qalin jebisay Jaacamadda Qur\u2019aanka Kariimka \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Munasabadda ay ku qalin jebinayeen 73 arday oo baratay cilmiga diiniga ayna soo qabanqaabisey Jaamacadda Qur\u2019aanka Kariinka ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno, siyaasiin\u00a0\u00a0 aqoonyahanno\u00a0 iyo walidiinta ardeyda qalin jalinjabineysay<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo Tabarada ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdirixiin Ciise Cadoow oo ku hadlayey magaca waalidiinta ardayda qalinjabisay ayaa kula dardaarmay\u00a0 ardayda inay dadaalkoodii Waxbarashada ay\u00a0 halkoodii ka sii wadaan<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Quraanka Kariimka Cabdala Cabdala Sabriye oo munaasabadda ay ku qalin jabinayeen\u00a0 ardayda\u00a0 hadal kooban ka jeediyey ayaa sheegay in waxbarashadu ay muhiim u tahay qofkasta.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa noqonaya dufcaddii ugu horeysay ee Jaamacadda ka qalin jebisa, waxaana ardayda la guddoonsiiyay shahaadooyin iyo hadiyo kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431739\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/arday.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/arday.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/arday-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/arday-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/arday-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431740\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/gg.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/gg.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/gg-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/gg-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/gg-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431741\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/h-1.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"1296\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/h-1.jpg 864w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/h-1-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/h-1-768x1152.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/h-1-683x1024.jpg 683w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Munasabadda ay ku qalin jebinayeen 73 arday oo baratay cilmiga diiniga ayna soo qabanqaabisey Jaamacadda Qur\u2019aanka Kariinka ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaanno, siyaasiin\u00a0\u00a0 aqoonyahanno\u00a0 iyo walidiinta ardeyda qalin jalinjabineysay Agaasimaha Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo Tabarada ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdirixiin Ciise Cadoow oo ku hadlayey magaca waalidiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431739,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431738","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431742,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431738\/revisions\/431742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}