{"id":431734,"date":"2020-11-11T20:06:45","date_gmt":"2020-11-11T17:06:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431734"},"modified":"2020-11-11T20:06:45","modified_gmt":"2020-11-11T17:06:45","slug":"wasiir-ku-xigeenka-warfaafinta-iyo-odoyaal-dhaqameed-ku-baaqay-in-la-joojiyo-colaadda-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-warfaafinta-iyo-odoyaal-dhaqameed-ku-baaqay-in-la-joojiyo-colaadda-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta iyo odoyaal dhaqameed ku baaqay in la joojiyo colaadda Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Odoyaal dhaqameed Muqdisho ku sugan ayaa baaq nabadeed u diray dad walaalo ah oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Hul-dooyaale oo bari kaga began Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Suldaan Cali Horseed iyo Imaam Cumar Macalin Abshir ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalahaa ee ku dagaalamaya deegaanka Hul-Dooyaale, iyagoo dalbaday in si sharuud la\u2019aan lagu xoojiyo dagaalka.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeynka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala\u00a0 ayaa ugu baaqay in ay xabadda joojiyaan nabadda iyo wadajirkana ay ilaaliyaan\u00a0 dadka wada dhashay ee halkaasi ku dagaalamaya, isagoo intaa ku daray in wakasta ay ku dhameeyaan miiska wada hadalka.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Odoyaal dhaqameed Muqdisho ku sugan ayaa baaq nabadeed u diray dad walaalo ah oo maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayay deegaanka Hul-dooyaale oo bari kaga began Gobolka Mudug. Suldaan Cali Horseed iyo Imaam Cumar Macalin Abshir ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalahaa ee ku dagaalamaya deegaanka Hul-Dooyaale, iyagoo dalbaday in si sharuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431735,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431734","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431734\/revisions\/431736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}