{"id":431730,"date":"2020-11-11T18:32:48","date_gmt":"2020-11-11T15:32:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431730"},"modified":"2020-11-11T20:07:24","modified_gmt":"2020-11-11T17:07:24","slug":"431730-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/431730-2\/","title":{"rendered":"Qarax dad ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Boqortooyada Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Afar qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga<\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay waxaa ku jira qof u dhashay UK sida ay sheegtay Wasaarada Arimaha Dibadda.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa bamka gacanta ayaa lagu weeraray qabuuraha dadka aan Muslimka ahayn oo ku yaala magaalada Jeddah .<\/p>\n<p>Markii uu wararka dhacayay waxaa goobta ka socday xusuus loo sameynayay askartii ku dhimatay dagaalkii labaad ee adduunka.<\/p>\n<p>Waxaa goobta ku sugnaa diblomaasiyiin ka kala socday Britain, France, Greece, Italy iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Booliska Sacuudiga ayaa weerarka ku tilmaamay mid argagaxiso, waxayna xireen qof lala xiriirinayo weerarka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Afar qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga Dadka dhaawacmay waxaa ku jira qof u dhashay UK sida ay sheegtay Wasaarada Arimaha Dibadda. Qaraxa oo ahaa bamka gacanta ayaa lagu weeraray qabuuraha dadka aan Muslimka ahayn oo ku yaala magaalada Jeddah . Markii uu wararka dhacayay waxaa goobta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431731,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431730","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431730"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431730\/revisions\/431737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}