{"id":431728,"date":"2020-11-11T18:30:18","date_gmt":"2020-11-11T15:30:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431728"},"modified":"2020-11-11T18:30:18","modified_gmt":"2020-11-11T15:30:18","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo Hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa yiri, \u201cAnigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan maamulka gobolka Banaadir waxaan Hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo\u00a0 Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo ay maanta doorteen Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle\u201d.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa sidoo kale yiri, \u201cmaamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka Muqdisho waxa ay diyaar u yihiin xoojinta wada shaqeynta iyo iskaashiga ka dhaxeeyay dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu u rajeeyay in uu Alle u fududeeyo mas\u2019uuliyadda culus ee loo doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa yiri, \u201cAnigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan maamulka gobolka Banaadir waxaan Hambalyo u dirayaa Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431728","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431728"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431729,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431728\/revisions\/431729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}