{"id":431722,"date":"2020-11-11T17:23:02","date_gmt":"2020-11-11T14:23:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431722"},"modified":"2020-11-11T17:23:02","modified_gmt":"2020-11-11T14:23:02","slug":"ethiopia-oo-burburisay-goobo-muhiim-u-ah-ciidanka-gobolka-tigreega","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ethiopia-oo-burburisay-goobo-muhiim-u-ah-ciidanka-gobolka-tigreega\/","title":{"rendered":"Ethiopia oo burburisay goobo muhiim u ah ciidanka gobolka Tigreega"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay burburisay goobo muhiim u ahaa ciidanka gobalka Tigreega ee TPLF<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka cirka Ethiopia Sareeye Gaas Yilma Merdassa\u00a0 ayaa sheegay in ciidankiisu duqeeyeen goobaha keydka shidaalka iyo hubka u ah kooxda TPLF.<\/p>\n<p>Talaabadan ayuu ku sheegay mid lagu wiiqayo waxa uu ugu yeeray danbiilayasha baxsadka ah, isla markaana cadaallada lagu keenay madaxdooda.<\/p>\n<p>Dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowlada Ethiopia iyo kuwa maamulka Tigreega ee TPLF ayaa galay maalinkii sideedaad.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa guula ka shaeeganeysa dagaalka, waxaana ciidankeedu shalay qabsadeen garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee Humera.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay burburisay goobo muhiim u ahaa ciidanka gobalka Tigreega ee TPLF Taliyaha ciidanka cirka Ethiopia Sareeye Gaas Yilma Merdassa\u00a0 ayaa sheegay in ciidankiisu duqeeyeen goobaha keydka shidaalka iyo hubka u ah kooxda TPLF. Talaabadan ayuu ku sheegay mid lagu wiiqayo waxa uu ugu yeeray danbiilayasha baxsadka ah, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431723,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431722","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431724,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431722\/revisions\/431724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}