{"id":431710,"date":"2020-11-11T17:08:58","date_gmt":"2020-11-11T14:08:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431710"},"modified":"2020-11-11T17:08:58","modified_gmt":"2020-11-11T14:08:58","slug":"baarlamaanka-hirshabeelle-oo-doortay-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xiggeenka-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baarlamaanka-hirshabeelle-oo-doortay-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xiggeenka-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Hirshabeelle oo Doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xiggeenka Hirshabeelle."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hoggaamin doono u doortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) .<\/p>\n<p>Mudanayaasha golaha oo gaaraya 99 mudane waxaa u codeysay madaxweyne Cali Guudlaawe 86- mudane halka 13- kalane ay codkooda siiyeen musharax Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo la tartamayay ma jirto wax ka aasmusay.<\/p>\n<p>Sidoo kale mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Madaxweyne ku-xiggeen u doortay Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii uu helay 87 cod, halka musharaxa la tartamayay Maxamed Maxmauud Cabdulle uu isna helay 12 cod.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hoggaamin doono u doortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) . Mudanayaasha golaha oo gaaraya 99 mudane waxaa u codeysay madaxweyne Cali Guudlaawe 86- mudane halka 13- kalane ay codkooda siiyeen musharax Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo la tartamayay ma jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431711,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431710","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431710"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431712,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431710\/revisions\/431712"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431711"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}