{"id":431706,"date":"2020-11-11T13:30:46","date_gmt":"2020-11-11T10:30:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431706"},"modified":"2020-11-11T13:30:46","modified_gmt":"2020-11-11T10:30:46","slug":"guddoomiyaha-barlamaanka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-barlamaanka-hirshabeelle-oo-la-kulmay-saraakiisha-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxa uu kulan lagu xoojinayo sugida amaanka la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyadoo waxa aan saacad dhameyn ay ka harsantahay doorashada hogaanka sare ee hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa waxaa xubnaha oo la kulmay ka mid ahaa taliye ku Xigeenka ciidanka booliska dowlad goboleedka Hirshabelle iyo\u00a0 Taliyaha Guutada 3-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Abshir Maxamuud shataqeey waxaana uu kula dar daarmay in sii xoojiyaan sugida amaanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa xafiiskayga ku qaabilay maanta\u00a0 taliye ku xigeenka ciidanka booliska Dowlad goboleedka Hirshabelle iyo\u00a0 taliyaha guutada 3-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Abshir Maxamuud shataqeey waxaana kula dar daarmay in la xoojiyo sugidda Amniga deegaannada dowlad goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Mudane Dr. Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad ayaa maanta oo arbaco ah waxa uu kulan lagu xoojinayo sugida amaanka la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida iyadoo waxa aan saacad dhameyn ay ka harsantahay doorashada hogaanka sare ee hirshabeelle. Guddoomiyaha ayaa waxaa xubnaha oo la kulmay ka mid ahaa taliye ku Xigeenka ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431707,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431706","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431708,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431706\/revisions\/431708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}