{"id":431703,"date":"2020-11-11T13:24:31","date_gmt":"2020-11-11T10:24:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431703"},"modified":"2020-11-11T13:24:31","modified_gmt":"2020-11-11T10:24:31","slug":"shir-lagu-soo-geba-gabeynayo-dib-u-eegista-farsamo-ee-dastuurka-oo-muqdisho-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-lagu-soo-geba-gabeynayo-dib-u-eegista-farsamo-ee-dastuurka-oo-muqdisho-ka-socda\/","title":{"rendered":"Shir lagu soo geba-gabeynayo dib u eegista farsamo ee dastuurka oo Muqdisho ka socda\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, Shirka Wadatashiga Hay\u2019adaha Dastuurka ee heer federaal iyo heer dawlad goboleed.<\/p>\n<p>Shirka ayaa lagu wadaa in lagu soo gebo-gabeeyo dib u eegista farsamo ee Dastuurka ku-meel gaarka ah.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Qeybdiid,xildhibaanno iyo khubaro ku xeel dheer arrimaha dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, Shirka Wadatashiga Hay\u2019adaha Dastuurka ee heer federaal iyo heer dawlad goboleed. Shirka ayaa lagu wadaa in lagu soo gebo-gabeeyo dib u eegista farsamo ee Dastuurka ku-meel gaarka ah. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Qeybdiid,xildhibaanno iyo khubaro ku xeel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431704,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431703","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431705,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431703\/revisions\/431705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}