{"id":431695,"date":"2020-11-11T10:58:24","date_gmt":"2020-11-11T07:58:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431695"},"modified":"2020-11-11T13:17:46","modified_gmt":"2020-11-11T10:17:46","slug":"dagaalada-ka-socda-itoobiya-oo-sababay-in-kumanaan-qof-ay-u-qaxaan-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dagaalada-ka-socda-itoobiya-oo-sababay-in-kumanaan-qof-ay-u-qaxaan-suudaan\/","title":{"rendered":"Illaa 2-boqol oo kun oo ku barakacay dagaalada ka socda Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>In ka badan laba boqol oo kun ayaa ka barakacay dagaalada ka socda koonfurta dalkaasi ee gobolka Tigreega,iyadoo dad gaaraya lix kun oo ruux ay gaareen xadka dalka Suudaan,sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan<\/p>\n<p>Dowladda Suudaan ayaa filaysa in dad ka badan 200,000 oo Itoobiyaan ah ay soo gaari doonaan dhulkeeda \u00a0maalmaha soo socda, maadaama dagaalku sii socdo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha gargaarka oo \u00a0diyaarinaaya \u00a0xero qaxooti oo la dejiyo dadka soo qaxaaya ayaa ka digay in dhibaato bini aadanimo ka dhalato qalalaasaha ka socda Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hore u go\u2019aamiyay in howl gal military laga fuliyo gobalka Tigrega si loosoo afjaro jabahadda \u00a0hubeysan \u00a0ee mucaaradka ku ah dowladda.<\/p>\n<p>Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen intii uu socday dagaalka, taas oo dhalisay \u00a0cabsi laga qabo in dagaal sokeeye dillaaco.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta dowladda Itoobiya ayaa shegay in aysan wax wadahadal la geli doonin dowlad deegaanka Tigerega, illaa ay ka baabi&#8217;iyaan dhammaan hubka militariga, siina daayaan saraakiisha federaalka ah ee ay xirteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan laba boqol oo kun ayaa ka barakacay dagaalada ka socda koonfurta dalkaasi ee gobolka Tigreega,iyadoo dad gaaraya lix kun oo ruux ay gaareen xadka dalka Suudaan,sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan Dowladda Suudaan ayaa filaysa in dad ka badan 200,000 oo Itoobiyaan ah ay soo gaari doonaan dhulkeeda \u00a0maalmaha soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431696,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431695","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431695","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431695"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431695\/revisions\/431702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431696"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}