{"id":431642,"date":"2020-11-10T19:48:39","date_gmt":"2020-11-10T16:48:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431642"},"modified":"2020-11-10T19:48:39","modified_gmt":"2020-11-10T16:48:39","slug":"wasiir-jamaal-oo-la-kulmay-guddiga-maaliyadda-iyo-qorsheynta-golaha-shacabkasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-jamaal-oo-la-kulmay-guddiga-maaliyadda-iyo-qorsheynta-golaha-shacabkasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiir Jamaal oo la kulmay Guddiga Maaliyadda iyo Qorsheynta Golaha Shacabka+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan lagu turxaan bixinayey Sharciga hay\u2019addaha aan dowliga aheyn la qaatay guddiga maaliyadda iyo qorsheynta Golaha shacabka barlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankaan oo\u00a0 lagu turxaan bixinayay sharciga hay\u2019addaha aan dowliga ahayn, Wasiirka qorshynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqalaha iyo howl-wadeenada wasaaradda la qaatay guddiga maaliyadda, qorsheynta iyo la xisaabtanka hay\u2019addaha aan dowliga ahayn\u00a0 ee horyaalo golaha shacabka.<\/p>\n<p>Guddiga iyo wasaaradda ayaa si qoto dheer u eegay turxaan bixinta sharciga hay\u2019adaha aan dowliga ahayn, Agaasimaha xalka \u2013waara ee wasaaradda Qorsheynta Marwo Sahra Cabdi Maxamed ayaa guddiga u sharaxday qeybaha sharciga uu ka kooban yahay iyo muhiimada ku dul xusan ee faa\u2019iidada u leh dalkeena.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga maliyadda, qorsheynta iyo la Isxaabtanka hay\u2019yaddaha aan dowliga ah, Marwo Aaamino Shiekh Cusmaan\u00a0 ayaa boggaadisay wasaaradda hanaanka ay u diyaarisay sharcigan, ayna diyaar u yahiin waajibaadkooda\u00a0 dastuuriga\u00a0 si ay gutaan sharciga isla amarkaana golaha shacabka u ansixiyaan.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha\u00a0 Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka jawaabay su\u2019aalo ay soo jeediyeen xildhibaanada oo ku aadanaa sharciga oo sharaxad dheeri ah la wadaagay sharciga isla amrkaana qiray in dowladda iyo umadda Soomaaliyeed ahmiyadd weyn ugu fadhiyo Sharcigan.<\/p>\n<p>\u201c\u2018hadda waxaa gacanteena ku jiro mustaqalka umadda iyo wadanka tasoo ah in manata gacanta ku hayno sharcigii horumar gaarsiin lahaa, dakhliga dowladana kobcinayo, fursado shaqano u abuurayo dadkeena oo shaqa la,aan ahayso, sidoo kale waxa uu sharcigan si cad u qeexayaa in la ogaado hay\u2019add walbo waxa ay qabanayso iyo meelaha ay ka shaqeyso waqti walbo ayuu horseedayaa sharcigan\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431643\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/07f2830b-faf6-480f-898e-86008b11d1ac.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/07f2830b-faf6-480f-898e-86008b11d1ac.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/07f2830b-faf6-480f-898e-86008b11d1ac-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/07f2830b-faf6-480f-898e-86008b11d1ac-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431644\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9c924f28-338d-4d43-b624-68015940d081.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9c924f28-338d-4d43-b624-68015940d081.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9c924f28-338d-4d43-b624-68015940d081-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/9c924f28-338d-4d43-b624-68015940d081-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431646\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/15aff137-bd5e-484a-81b2-145f46bac496.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/15aff137-bd5e-484a-81b2-145f46bac496.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/15aff137-bd5e-484a-81b2-145f46bac496-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/15aff137-bd5e-484a-81b2-145f46bac496-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431647\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/16c7067c-10d9-46e3-8ad2-065c35cf7971.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/16c7067c-10d9-46e3-8ad2-065c35cf7971.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/16c7067c-10d9-46e3-8ad2-065c35cf7971-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/16c7067c-10d9-46e3-8ad2-065c35cf7971-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431648\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/94bb5f3b-7d46-4e6d-ae34-bb0560abc2cd.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/94bb5f3b-7d46-4e6d-ae34-bb0560abc2cd.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/94bb5f3b-7d46-4e6d-ae34-bb0560abc2cd-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/94bb5f3b-7d46-4e6d-ae34-bb0560abc2cd-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431649\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431651\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/8248b1e4-640c-41ee-aca5-b578f3aa68eb-1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan lagu turxaan bixinayey Sharciga hay\u2019addaha aan dowliga aheyn la qaatay guddiga maaliyadda iyo qorsheynta Golaha shacabka barlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulankaan oo\u00a0 lagu turxaan bixinayay sharciga hay\u2019addaha aan dowliga ahayn, Wasiirka qorshynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqalaha iyo howl-wadeenada wasaaradda la qaatay guddiga maaliyadda, qorsheynta iyo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431647,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431652,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431642\/revisions\/431652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}