{"id":431615,"date":"2020-11-10T10:20:22","date_gmt":"2020-11-10T07:20:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431615"},"modified":"2020-11-10T10:20:22","modified_gmt":"2020-11-10T07:20:22","slug":"armenia-azerbaijan-iyo-russia-oo-saxiixay-heshiis-lagu-soo-afjarayo-dagaalka-nagorno-karabakh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/armenia-azerbaijan-iyo-russia-oo-saxiixay-heshiis-lagu-soo-afjarayo-dagaalka-nagorno-karabakh\/","title":{"rendered":"Armenia, Azerbaijan iyo Russia oo saxiixay heshiis lagu soo afjarayo dagaalka Nagorno-Karabakh"},"content":{"rendered":"<p>Armenia, Azerbaijan iyo Russia ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo iska hor imaadkii millateri ee ka dhashay dhulkii lagu muransanaa ee Nagorno-Karabakh<\/p>\n<p>Raiisel wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan wuxuu heshiiska ugu yeedhay heshiis &#8220;aad ugu xanuun badan aniga iyo dadkeenaba&#8221;.<\/p>\n<p>dadaalkaan ayaa yimid kadib lix todobaad oo dagaal uu u dhaxeeyay Azerbaijan iyo qowmiyado Armeniyaan ah.<\/p>\n<p>Gobolkan waxaa caalami ahaan looga aqoonsan yahay Azerbaijani, laakiin waxaa maamulayay qowmiyadaha Armenia ilaa 1994.<\/p>\n<p>Sannadkaas, dagaalka ayaa joogsamay laakiin heshiis nabadeed lama saxiixin.<\/p>\n<p>Tiro heshiisyo xabad joojin ah ayaa la dhexdhexaadiyay tan iyo markii uu dagaalku dib u qarxay bishii Sebtember, laakiin dhammaantood way fashilmeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Armenia, Azerbaijan iyo Russia ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo iska hor imaadkii millateri ee ka dhashay dhulkii lagu muransanaa ee Nagorno-Karabakh Raiisel wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan wuxuu heshiiska ugu yeedhay heshiis &#8220;aad ugu xanuun badan aniga iyo dadkeenaba&#8221;. dadaalkaan ayaa yimid kadib lix todobaad oo dagaal uu u dhaxeeyay Azerbaijan iyo qowmiyado Armeniyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431618,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431615\/revisions\/431619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}