{"id":431517,"date":"2020-11-09T11:55:14","date_gmt":"2020-11-09T08:55:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431517"},"modified":"2020-11-09T15:09:09","modified_gmt":"2020-11-09T12:09:09","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-hayadda-fao-ee-soomaaliyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-agaasimaha-hayadda-fao-ee-soomaaliyasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorshaynta XFS oo kulan la\u00a0yeeshay Agaasimaha Hay\u2019adda FAO ee Soomaaliya+&#8221;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, ayaa\u00a0 Kulan muhiim ah maanta kula yeeshay xafiiskiisa Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay\u2019adda cuntada iyo Beeraha Qaramada Midowbay FAO.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay dardar galinta qorshayaasha hay\u2019adda Beeraha FAO, ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulanka waxaa la isku waydaarsaday xogo muhiim ah oo dhinaca hormarinta beeraha iyo Cuntada, taasi oo ay isku afgartay.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Beeraha QM ee Soomaaliya, Mr Etienne Peterschmitt wuxuu ka mahad celiyay xariirka iyo wada shaqaynta wanaagsan ee Wasaarada Qorsheynta, wuxuuna ballan qaaday in ay fulin doonan go\u2019aannada\u00a0 shirka ugu muhiimsan sida wareejinta\u00a0 xogaha ay aruuriyeen, taasi oo xoojinaysa wada shaqaynta labada dhinac.<\/p>\n<p>Mudane Jamaal Maxamed Xasan\u00a0 Wasiirka wasaaradda Qoshaynta Maal- gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya, ayaa dhankiisa tilmaamay in kulankaan muhiimad wayn xanbaarsan yahay, si dowladda Soomaaliya ay kala wareegto Hay\u2019adda cuntada iyo Beeraha Qaramada Midowbay FAO xogta dalka ay ka aruurisay dhinacyada ay ka shaqaynso, taasoo muujinaysa awoodda hay\u2019adda Istaatiisikada qaranka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa wada daddaallo lagu xoojinayo Hay\u2019adda Istaatiskada Qaranka oo ah howsha loo igmaday Wasaaradda aruurinta, kaydinta iyo baahinta xogaha wadanka oo ay wasaaradda doonayso in ay kala wareegto hay\u2019adaha xogaha ka haya dhinacyada ay Soomaaliya ka taageeran.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431524 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta5jpeg.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta5jpeg.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta5jpeg-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta5jpeg-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431522 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta-3.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta-3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta-3-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431523 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta4jpeg.jpeg\" alt=\"\" width=\"963\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta4jpeg.jpeg 840w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta4jpeg-300x212.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta4jpeg-768x542.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 963px) 100vw, 963px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431526 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta6jpeg.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta6jpeg.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta6jpeg-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Wassradda-Qorshaynta6jpeg-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, ayaa\u00a0 Kulan muhiim ah maanta kula yeeshay xafiiskiisa Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee Hay\u2019adda cuntada iyo Beeraha Qaramada Midowbay FAO. Kulanka ayaa looga hadlay dardar galinta qorshayaasha hay\u2019adda Beeraha FAO, ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dhinac. Sidoo kale kulanka waxaa la isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431518,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431517","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431517"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431566,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431517\/revisions\/431566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}