{"id":431513,"date":"2020-11-09T11:32:37","date_gmt":"2020-11-09T08:32:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431513"},"modified":"2020-11-09T11:32:37","modified_gmt":"2020-11-09T08:32:37","slug":"safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya-oo-gaaray-magaalada-hobyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya-oo-gaaray-magaalada-hobyo\/","title":{"rendered":"Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Hobyo"},"content":{"rendered":"<p>HOBYO-(SONNA)- Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi &amp; mas\u2019uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka hobyo ee gobolka mudug, iyada oo si wyan halkaasi loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Wafdigaasi waxaa hoggaaminaya Wasiirka Dakadaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye, \u00a0waxayna halkaasi u tageen dhagax dhigidda dhismaha Daked macmal ah oo ay\u00a0 hirgalin doonto Ha,adda WFP.<\/p>\n<p>Wasiirka Dekedaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa dhawaan magaalada London ee dalka Ingiriiska ku saxiixey heshiis lagu dhisayo Dakadda Hobyo.<\/p>\n<p>Ujeedada Dakaddaan Macmalka ayaa ah suurta galinta in qalabka lagu dhisayo dakadda Hobyo laga soo dajiyo marka laga reebo inay ka faa\u2019idaystaan ganacsatada Galmudug.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa ku howlan hirgalinta mashruuca dhismaha dakadda magaalada hobyo, oo la filayo haddii uu taabbo galo inuu qayb Libaax ka qaadan doono horumarka dhaqaale iyo bulsho ee Galmudug iyo guud ahaan goballada dhexe ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>HOBYO-(SONNA)- Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi &amp; mas\u2019uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka hobyo ee gobolka mudug, iyada oo si wyan halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafdigaasi waxaa hoggaaminaya Wasiirka Dakadaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye, \u00a0waxayna halkaasi u tageen dhagax dhigidda dhismaha Daked macmal ah oo ay\u00a0 hirgalin doonto Ha,adda WFP. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431514,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431513","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431513\/revisions\/431515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}