{"id":431507,"date":"2020-11-09T09:39:27","date_gmt":"2020-11-09T06:39:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431507"},"modified":"2020-11-09T11:03:06","modified_gmt":"2020-11-09T08:03:06","slug":"diiwaan-gelinta-musharaxiinta-madaxwayne-ee-hirshabelle-oo-si-habsami-leh-u-socoto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diiwaan-gelinta-musharaxiinta-madaxwayne-ee-hirshabelle-oo-si-habsami-leh-u-socoto\/","title":{"rendered":"Diiwaan gelinta Musharaxiinta Madaxwayne ee Hirshabelle oo maanta la soo gabagabaynayo"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Diiwaan galinta musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle oo soo bilaabatay shalay ayaa maanta ku eg sida ay horey u shaaciyeen guddiga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Musharixiin badan ayaa is diiwaan geliyay, halka kuwa dhimana ay maanta is diiwaan gelin doonaan.<\/p>\n<p>Musharixiinta qaarkood ayaa horey u shaaciyay in ay u tartamayaan xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Xubnaha ugu cad cad ayaa waxaa ka mid ah madaxweyne ku xigeenkii hore ee Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen.<\/p>\n<p>10 bishan oo Beri ku beegan ayaa la filayaa in musharixiinta madaxweynaha Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa ay khudbad ka horjeediyaan xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 2aad ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa dhici doonta maalin Arbaco oo ku beegan 11 bisha November.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Diiwaan galinta musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle oo soo bilaabatay shalay ayaa maanta ku eg sida ay horey u shaaciyeen guddiga doorashooyinka. Musharixiin badan ayaa is diiwaan geliyay, halka kuwa dhimana ay maanta is diiwaan gelin doonaan. Musharixiinta qaarkood ayaa horey u shaaciyay in ay u tartamayaan xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431508,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431507"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431512,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431507\/revisions\/431512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}