{"id":431503,"date":"2020-11-09T09:18:12","date_gmt":"2020-11-09T06:18:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431503"},"modified":"2020-11-09T09:31:37","modified_gmt":"2020-11-09T06:31:37","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-sargaal-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ku-dilay-sargaal-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay sargaal ka tirsanaa Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe waxaa ay ku dileen sarkaalkiil Al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan jabhadaha oo ah koox inta badan ay u adeegsadaan weerarada ay ka fuliyaan dalka.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ciidanka kumaandooska waxay ka fuliyeen deegaanka Caraboow oo qiyaastii 50 km u jira dagmada Bu\u2019aale ee xarunta gobolka Jubada dhexe halkaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay ku sugnaayeen sarkaalka iyo 6 dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab, iyagoona dhamaantooda la toogtay, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada kumandooska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaalkan la dilay ayaa waxaa lagu magacaabayay Xasan Sufiyaan Qooreey waxaana uu ahaa sarkaalka guud ee al-shabaab u qaabilsan Jabhadaha.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa kordhiyay howlgalada qorsheeysan ee ay ku beegsanayaan saraakiisha iyo dagaalyahanada ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay gobolka Jubada dhexe waxaa ay ku dileen sarkaalkiil Al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan jabhadaha oo ah koox inta badan ay u adeegsadaan weerarada ay ka fuliyaan dalka. Howlgalka ayaa ciidanka kumaandooska waxay ka fuliyeen deegaanka Caraboow oo qiyaastii 50 km u jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431504,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431503","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431503"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431503\/revisions\/431506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}