{"id":431451,"date":"2020-11-08T15:25:09","date_gmt":"2020-11-08T12:25:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431451"},"modified":"2020-11-08T15:25:09","modified_gmt":"2020-11-08T12:25:09","slug":"wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-heyadda-wfp-ee-soomaalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-qorsheynta-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxda-heyadda-wfp-ee-soomaalia\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, oo Xafiiskiisa ku qaabilay madaxda hey\u2019adda WFP ee Soomaalia."},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Kulan muhiim ah maanta layeeshay Madaxda Hey&#8217;adda Cunada adduunka ee (WFP).<\/p>\n<p>Kulankan oo looga hadlay xoojinta wada shaqeynta wasaaradda iyo hey\u2019adda Cunadda adduunka ee (WFP), ayaa isla markaana waxaa lagu dar dar galinaayey shaqooyinka ay hey\u2019addu ka waddo dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Cunada Adduunka ee Soomaaliya Mr Cesar Arroyo, ayaa bogaadiyay shaqooyinka Wasaarada Qorsheynta iyo xariirka wada shaqeynta ah ee ka dhaxeyso.<\/p>\n<p>Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka wasaaradda Qosheynta Maal- gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in howlaha ay dalka ka waddo hey\u2019adda (WFP) sii dar-dar-galiso si adeegyadda dalka ay ka hayso u noqdan kuwa anfac Ummadda.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan saakay kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha guud ee hay\u2019adaha baraanijyada cunada Aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo (WFP), waxaan isla eegnay shaqooyinka ay wadaan dalka \u00a0kuwaasi oo ku salaysan Qorshaha horumarinta qaranka ee NDP9, ugu dambeyn waxaan isla gorfeynay sidii howlahaasi loo sii xoojin lahaa ayna u noqan lahaayeen kuwa natiijo wanaagsan leh\u201dayuu yari Wasiirka\u00a0 Jamaal.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku soo idlaaday waji wanaagsan iyadoo la isla gartay sidii wada shaqeynta iyo howlaha muhiimada leh ay xoogga u saari lahayd Hay\u2019ada barnaamijyadda cunada aduunka ee (WFP).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431453\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20f37645-d243-4e3c-b016-3432dcd88b90-696x495.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20f37645-d243-4e3c-b016-3432dcd88b90-696x495.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/20f37645-d243-4e3c-b016-3432dcd88b90-696x495-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> \u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431456\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431454\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/837af83e-6f65-4e0e-80f1-40e12d368355-300x185.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"185\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431456\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Arimaha-dibadda1-1-300x213.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Kulan muhiim ah maanta layeeshay Madaxda Hey&#8217;adda Cunada adduunka ee (WFP). Kulankan oo looga hadlay xoojinta wada shaqeynta wasaaradda iyo hey\u2019adda Cunadda adduunka ee (WFP), ayaa isla markaana waxaa lagu dar dar galinaayey shaqooyinka ay hey\u2019addu ka waddo dalka. Agaasimaha Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431452,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431451","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431451\/revisions\/431458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}