{"id":431442,"date":"2020-11-08T13:43:59","date_gmt":"2020-11-08T10:43:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431442"},"modified":"2020-11-08T14:20:06","modified_gmt":"2020-11-08T11:20:06","slug":"wasiir-qorshaynta-x-f-s-waa-in-aan-dar-dargalinnaa-fulinta-waajibaadka-naloo-igmaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-qorshaynta-x-f-s-waa-in-aan-dar-dargalinnaa-fulinta-waajibaadka-naloo-igmaday\/","title":{"rendered":"Wasiirka Qorshaynta X.F.S \u201c waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday\u201d"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha\u00a0 XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan\u00a0 oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo\u00a0 Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan lagu gorfeeyay.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay,laguna ansixiyay qaab dhismeedka Wasaaradda, si loo xoojiyo shaqada wasaaradda oo Agaasimaha Guud si goooni ah loogu igmaday dar-dar-galinta howlahaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiir Jamaal\u00a0 ayaa madaxda kula dardaarmay in shaqooyinka la sii xoojiyo, si natiijada wax ku-oolka ah ee aan higsanayno\u00a0 aan u gaarsiinno dalkeenna.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431445 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta2-1024x709.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"709\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta2-300x208.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta2-768x532.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-431447 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta3.jpg\" alt=\"\" width=\"1025\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/qorsheynta3-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1025px) 100vw, 1025px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHU-(SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha\u00a0 XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan\u00a0 oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo\u00a0 Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan lagu gorfeeyay. Kulanka ayaa looga hadlay,laguna ansixiyay qaab dhismeedka Wasaaradda, si loo xoojiyo shaqada wasaaradda oo Agaasimaha Guud si goooni ah loogu igmaday dar-dar-galinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431443,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431442","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431442"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431450,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431442\/revisions\/431450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}