{"id":431410,"date":"2020-11-08T09:02:28","date_gmt":"2020-11-08T06:02:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431410"},"modified":"2020-11-08T09:10:04","modified_gmt":"2020-11-08T06:10:04","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-u-hambalyeeyey-madaxweyanaha-la-doortay-ee-maraykanka-joe-biden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-u-hambalyeeyey-madaxweyanaha-la-doortay-ee-maraykanka-joe-biden\/","title":{"rendered":"Madaxweyne farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweyanaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Kamala Harris.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay rajaynayso in hore loo sii wado iskaashiga dhaw ee ka dhaxeeyey dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maraykanku waa saaxiib wayn ka qayb qaata dib u kabashada Soomaaliya iyo mashaariicda horumarineed ayaa lagu yiri qoraalka madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-431411\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/add1f90a-f103-4ea0-b30f-a2a578d7162b.jpg\" alt=\"\" width=\"531\" height=\"562\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/add1f90a-f103-4ea0-b30f-a2a578d7162b.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/add1f90a-f103-4ea0-b30f-a2a578d7162b-283x300.jpg 283w\" sizes=\"auto, (max-width: 531px) 100vw, 531px\" \/><\/p>\n<p>Joe Biden oo xisbiga Demoqoraadiga ka socda, madaxweyne ku xigeena ka soo noqday Maraykanka mudadii u dhaxaysay January 20, 2009 \u2013 January 20, 2017 ayaa doorashada madaxtinimada kaga guulaystay musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo dalkaasi madaxweyne ka ahaa 4-tii sano ee ugu dambaysay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Kamala Harris. Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay rajaynayso in hore loo sii wado iskaashiga dhaw ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":429757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431410","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431410","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431410"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431414,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431410\/revisions\/431414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/429757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}