{"id":431206,"date":"2020-11-05T17:54:18","date_gmt":"2020-11-05T14:54:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431206"},"modified":"2020-11-05T17:54:18","modified_gmt":"2020-11-05T14:54:18","slug":"wasaaradda-ganacsiga-oo-bogaadisay-dhiirigelinta-ganacstada-yar-yar-ee-dalka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-ganacsiga-oo-bogaadisay-dhiirigelinta-ganacstada-yar-yar-ee-dalka-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe iyo wax ka qabashada caqabadaha shirkadahaas ka haysta sidii ay maal-gelin uga heli lahaayeen Bangiyada gaarka loo lee yahay iyo hay\u2019adaha maaliyaddeed.<\/p>\n<p>Madashan oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kobcinta ganacsiyada yar-yar ee Saanqaad, ayaa waxa halkaas hadal ka jeediyey Agaasimaha shirkadaha yar-yar, kuwa dhaxe iyo iskaashatooyinka ee Wasaaradda Mudane Ibraahim Ciise oo Bangiyada kala duwan ee wadanka ka codsaday inay ganacsatada yar-yar ay u fududeeyaan lacagaha deymaha ah ee ay ku horumarinayaan ganacsiyadooda, maadaama shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe ay muhiimad weyn u leeyihiin shaqo-abuurka dhallinyarada iyo guud ahaan horumarka wadanka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu halkaas lagu soo bandhigay dadallada ay Wasaaraddu ku horumarinayso ganacstada yar-yar gaar ahaan dhinacyada shuruucda, siyaasadaha, mashaariicda iyo weli ba fududeynta ganacsiga iyo dhiiri-gelinta maal-gashiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431207\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431208\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga-q.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga-q.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/ganacsiga-q-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-431209\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/sanqad.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/sanqad.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/sanqad-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe iyo wax ka qabashada caqabadaha shirkadahaas ka haysta sidii ay maal-gelin uga heli lahaayeen Bangiyada gaarka loo lee yahay iyo hay\u2019adaha maaliyaddeed. Madashan oo ay soo qaban-qaabisay xarunta kobcinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431208,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431206","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431210,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431206\/revisions\/431210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}