{"id":431169,"date":"2020-11-05T09:17:59","date_gmt":"2020-11-05T06:17:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431169"},"modified":"2020-11-05T09:17:59","modified_gmt":"2020-11-05T06:17:59","slug":"qaramada-midoobe-oo-ku-baaqday-in-qaab-nabadeed-lagu-xalliyo-xiisadda-ka-taagan-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobe-oo-ku-baaqday-in-qaab-nabadeed-lagu-xalliyo-xiisadda-ka-taagan-itoobiya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobe oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo \u00a0qaab nabaeeed khilaafaadka jira.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa sheegay inuu aad uga waalacsanyahay isku dhacyada hubeysann ee ka jira gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas, wuxuuna ku baaqay in si deg deg ah loo \u00a0xalliyo dhibaatda taagan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, afhayeen u hadlay Qarmada Midoobe ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la qaado tillaabo deg deg ah si loo joojiy xiisada ka aloolsan dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay ka go\u2019antahay inay Itoobiya ka taageerto hiigsigeed ah wada noolaansho nabadeed iyo mustaqbal wanaagsan.<\/p>\n<p>R\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shalay ku dhawaaqay howl gal military oo ka dhan ah Jabhadda ka dagaalanta gobalka Tigreega ee lagu magacaabo Jabhadda Xoraynta dadka Tigreega.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo \u00a0qaab nabaeeed khilaafaadka jira. Xoghayaha ayaa sheegay inuu aad uga waalacsanyahay isku dhacyada hubeysann ee ka jira gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas, wuxuuna ku baaqay in si deg deg ah loo \u00a0xalliyo dhibaatda taagan. Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":431172,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431169","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431173,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431169\/revisions\/431173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}