{"id":431156,"date":"2020-11-04T22:41:07","date_gmt":"2020-11-04T19:41:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431156"},"modified":"2020-11-05T09:11:12","modified_gmt":"2020-11-05T06:11:12","slug":"shirka-banbaxa-golaha-wasiirrada-oo-maalinkii-labaad-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-banbaxa-golaha-wasiirrada-oo-maalinkii-labaad-galay\/","title":{"rendered":"Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada oo Maalinkii Labaad galay."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho (SONNA)- Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa\u00a0 tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ee golaha iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda, ahmiyadda Daahfurnaanta, Isla xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda iyo Qorshaha horumarinta qaranka.<\/span><\/p>\n<div align=\"left\">\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Shirka Banbaxa oo uu guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiradda lagu saaray Qorshe howlleed si koox koox ah loo sameeyay, waxaana lagu soo bandhigay hannaanka ugu wanaagsan ee lagu mira-dhalin karo howllaha hortabinta u leh barnaamijka Xukumadda.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Banbaxa Golaha Wasiirrada ee maalinkii labaad qabsoomay ayaa mid mid loogu dul istaagay hannaanka lagu xaqiijin karo 100 maalmood ee soo socda tiirarja Barnaamijka Xukumadda iyo Qorshaha Horumarinta Qaranka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay Xiriirka wada shaqeyneed ee Xukuumadda iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda, taas oo saldhig u ah xaqiijinta gudashada waajibaadka shaqo ee loo igmaday masuuliyiinta hay\u2019adaha Dowladda ee ku dhisan isla xisaabtanka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada oo sii socon doona ilaa maalinta berri ah ayaa laga soo saari doona qoddobo mudnaanta koobaad siinaya howlaha hortebinta ee ku qotomo barnaamijka Xukumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa\u00a0 tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ee golaha iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda, ahmiyadda Daahfurnaanta, Isla xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda iyo Qorshaha horumarinta qaranka. Shirka Banbaxa oo uu guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiradda lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431157,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431156","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431156"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431171,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431156\/revisions\/431171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}