{"id":431131,"date":"2020-11-04T17:39:01","date_gmt":"2020-11-04T14:39:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431131"},"modified":"2020-11-04T17:39:01","modified_gmt":"2020-11-04T14:39:01","slug":"raiisul-wasaaraha-itoobiya-oo-u-yeeray-inay-shaqada-ku-soo-laabtaan-saddex-jeneraal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-itoobiya-oo-u-yeeray-inay-shaqada-ku-soo-laabtaan-saddex-jeneraal\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya oo u yeeray inay shaqada ku soo laabtaan saddex Jeneraal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo uu horay shaqada uga joojiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiisha loo yeeray ayaa kala ah:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Lt. Gen. Bacha Debele<\/p>\n<p>Lt. Gen. John G. Meskel<\/p>\n<p>Lt. Gen. Ababaw Tadesse<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arintan ayaa imaaneysa xilli xaalad deg deg ah oo lix bil ah la galiyay Gobalka Tigreega ee Waqooyiga Itoobiya. Ra\u2019isul Wasaaraha ayaa sidoo kale amray in talaabo ciidan laga qaado Gobalka Tigreega<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa taageeray talaabada ciidan ee laga qaadayo ismaamulka Tigreega.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mr Shimelis Abdissa ayaa tilmaamay in TPLF ay dooneyso in Itoobiya ay ku celiyaan waayihii 27-sano ee mudiga iyo gabood falka oo ay Itoobiya maamulayeen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo uu horay shaqada uga joojiyay. &nbsp; Saraakiisha loo yeeray ayaa kala ah: &nbsp; Lt. Gen. Bacha Debele Lt. Gen. John G. Meskel Lt. Gen. Ababaw Tadesse &nbsp; Arintan ayaa imaaneysa xilli xaalad deg deg ah oo lix [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431133,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431131","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431134,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431131\/revisions\/431134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}