{"id":431071,"date":"2020-11-04T15:52:25","date_gmt":"2020-11-04T12:52:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431071"},"modified":"2020-11-04T16:21:01","modified_gmt":"2020-11-04T13:21:01","slug":"gudoomiye-ku-xigeenka-1-aad-ee-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-la-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiye-ku-xigeenka-1-aad-ee-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-la-doortay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha wakiiladda Hirshabeelle, ayaa Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle u doortay Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, kadib markii uu tanaasulay Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame oo ahaa Musharixii la tartamaayey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaannada Hirshabeelle ayaa guddoomiye ku-xigeenka labaad u doortay Xildhibaan Mahad Xasan Cismaan oo helay 85 cod halka Xildhibaan Canab Axmed ay heshay 10 co halka afar cod.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa horey u ugu doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Xildhibaan C\/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle. &nbsp; Golaha wakiiladda Hirshabeelle, ayaa Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle u doortay Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, kadib markii uu tanaasulay Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame oo ahaa Musharixii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431072,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431071","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431071"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431071\/revisions\/431077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}