{"id":431068,"date":"2020-11-04T15:24:11","date_gmt":"2020-11-04T12:24:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431068"},"modified":"2020-11-04T15:24:11","modified_gmt":"2020-11-04T12:24:11","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-labaad-ee-hirshabeelle-oo-la-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-labaad-ee-hirshabeelle-oo-la-doortay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle oo la doortay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka dhacday Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleystay C\/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xilka Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ay ku tartamayeen labo Musharax oo kala ah Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim (Goodir), ayaa waxaa 77-cod ku guuleystay Xildhibaan C\/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labadda Musharax ayaana kala heley codadkii la diibtay:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa helay 77 cod halka Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim uu helay 21 cod, Waxaa codeeyey 99 mudane, hal cod ayaana halaabay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka dhacday Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku guuleystay C\/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed. &nbsp; Xilka Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ay ku tartamayeen labo Musharax oo kala ah Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim (Goodir), ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431069,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431068","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431070,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431068\/revisions\/431070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}