{"id":431051,"date":"2020-11-04T09:54:11","date_gmt":"2020-11-04T06:54:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431051"},"modified":"2020-11-04T09:54:11","modified_gmt":"2020-11-04T06:54:11","slug":"doorashada-guddoonka-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-maanta-jowhar-ka-dhacaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-guddoonka-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-maanta-jowhar-ka-dhacaysa\/","title":{"rendered":"Doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ka dhacaysa"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA)- Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee dawlad goboleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku xigeen.<\/p>\n<p>Musharaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle iyo ku xigeennadiisa oo gaaraya illaa lix ayaa magacyadoodu waxey kala yihiin:<\/p>\n<ol>\n<li>Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed &amp; Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibrahim (Goodir) oo u tartamaya jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.<\/li>\n<li>2: Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame iyo Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq Cabdulle oo u tartamaya xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle<\/li>\n<li>Xildhibaan Mahad Xasan Cusmaan iyo Xildhiban Marwo Canab Axmed Ciise oo u tartamaya Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Musharixiintan ayaa shalay khudbadahooda ka jeediyey baarlamaanka, si ay u soo bandhigaan qorshe hawleedkooda hoggaamineed.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa si weyn u adkeeyay amniga magaalada Jowhar, waxaana laga dareemayaa qaban qaabada doorashada guddoonka baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA)- Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee dawlad goboleedka Hirshabeelle iyo labadiisa ku xigeen. Musharaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle iyo ku xigeennadiisa oo gaaraya illaa lix ayaa magacyadoodu waxey kala yihiin: Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed &amp; Xildhibaan Maxamed Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431052,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431051\/revisions\/431054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}