{"id":431040,"date":"2020-11-03T20:16:55","date_gmt":"2020-11-03T17:16:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431040"},"modified":"2020-11-03T20:16:55","modified_gmt":"2020-11-03T17:16:55","slug":"masjidkii-ugu-horeeyey-oo-laga-furay-magaaladda-athens-ee-caasimadda-dalka-giriiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masjidkii-ugu-horeeyey-oo-laga-furay-magaaladda-athens-ee-caasimadda-dalka-giriiga\/","title":{"rendered":"Masjidkii ugu horeeyey oo laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Masjidkii ugu horeeyay ayaa laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga ka dib 14-sano oo muran iyo dib-u-dhac xagga maamulka ah uu \u00a0ku yimid.<\/p>\n<p>fiidnimadii Isniinta la soo dhaafay ayaa salaadii cishaha ee ugu horreysay ayaa lagu oogay masjidka \u00a0iyada oo la raacayo tallaabooyin looga hortagayo \u00a0cudurka \u00a0COVID-19\u2019 Dad kooban ayaana\u00a0 awooday inay ka\u00a0 qayb galaan furitaanka masjidka.<\/p>\n<p>ka dib furitaanka masjidkan magaalada Athens waxay ku biireysaa magaalooyin waa weyn yurub oo ay ku yaalaan masaajidyo, sida ay daabacday wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu.<\/p>\n<p>Inta badan dadka Griigga ah, boqolkiiba 97, waa Masiixiyiin Orthodox,kuwaas oo ka soo horjeeday in masjid laga dhiso magaalada caasimadda ah ee Athens tan iyo 2006,xilligaas oo dowladda Giriika ay fasaxday in la dhiso masjid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Masjidkii ugu horeeyay ayaa laga furay magaaladda Athens ee caasimadda dalka Giriiga ka dib 14-sano oo muran iyo dib-u-dhac xagga maamulka ah uu \u00a0ku yimid. fiidnimadii Isniinta la soo dhaafay ayaa salaadii cishaha ee ugu horreysay ayaa lagu oogay masjidka \u00a0iyada oo la raacayo tallaabooyin looga hortagayo \u00a0cudurka \u00a0COVID-19\u2019 Dad kooban ayaana\u00a0 awooday inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":431041,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431040"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431042,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431040\/revisions\/431042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/431041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}