{"id":431024,"date":"2020-11-03T19:41:22","date_gmt":"2020-11-03T16:41:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=431024"},"modified":"2020-11-03T19:41:22","modified_gmt":"2020-11-03T16:41:22","slug":"raiisul-wasaare-rooble-haloo-gurmado-dadkii-ay-saameeyeen-roobabkii-ka-daay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-haloo-gurmado-dadkii-ay-saameeyeen-roobabkii-ka-daay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Rooble &#8220;Haloo gurmado dadkii ay saameeyeen Roobabkii ka da\u2019ay Muqdisho&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda\u00a0 federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da\u2019ayey Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo ka hadlayey shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta ka bilowday muqdisho, ayaa faray wasaaradda arrimaha gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii ka dhalatay roobabka, dadkana lala gaaro gurmadka ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Mudane Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iyo hay\u2019adaha gargaarka in gurmadka ay qeybtooda ka qaataan.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda\u00a0 federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da\u2019ayey Muqdisho. Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo ka hadlayey shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta ka bilowday muqdisho, ayaa faray wasaaradda arrimaha gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":428563,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-431024","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=431024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":431030,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/431024\/revisions\/431030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/428563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=431024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=431024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=431024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}