{"id":430792,"date":"2020-11-01T21:11:04","date_gmt":"2020-11-01T18:11:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430792"},"modified":"2020-11-01T21:11:04","modified_gmt":"2020-11-01T18:11:04","slug":"masar-iyo-soomaaliya-oo-iska-kaashanaya-dhinacyada-gargaarka-baniaadannimo-iyo-maareynta-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-iyo-soomaaliya-oo-iska-kaashanaya-dhinacyada-gargaarka-baniaadannimo-iyo-maareynta-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"Masar iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya dhinacyada gargaarka bani\u2019aadannimo iyo Maareynta Musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Marwo Khadiija Maxamed Diiriye iyo safiirka dawladda Masar u jooga Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca gargaarka.<\/p>\n<p>Kulanka labada dhinac ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Gargaarka ayey labada dhinac muujiyeen sida ay muhiimka u tahay in la iska kaashado xaaladaha adag ee u baahan iskaashiga<\/p>\n<p>\u201cWaa ku faraxsanahay in markii ugu horreysay ee aan xafiiskayga imid aan kulankayga 1-aad la yeesho safiirka Masar, waxaan sidoo kale ku faraxsanahay in kulankan uu ku soo aaday iyada oo deeq ka timid Masar ay soo gaartay Dalka, aad ayey u mahadsanyihiin shacabka iyo Dowladda Masar\u201d ayey tiri Marwo Khadiija<\/p>\n<p>Dhinaca kale safiirka Dowladda Masar u jooga Soomaaliya Maxamed Nasir ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya ay la leeyihiin uu ahmiyad wayn u leeyahay, ayna ku faraxsanyihiin inay noqdaan masuuliyiintii ugu horraysay oo heer matalaad dawladeed ah ee ay wasiirku ku qaabisho xafiiskeeda.<\/p>\n<p>\u201cWaa ku faraxsanahay in aan noqday Diblomaasigi ugu horreeyay ee ay qaabisho Wasaaradda, waxaan kale oo ku faraxsanahay in aan aniga oo matalaya Dowladda Masar aan dhawaan wareejiyo deeq gaareysa 40 ton oo gargaar bani\u2019aadannimo ah, waxayna deeqdani noqoneysaa qeyb kamid ah taageero ballaaran oo Masar ugu tala gashay Soomaaliya\u201d. Ayuu Yiri Maxamed Nasir oo ah Safiirka Dalka Masar u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa la filayaa in Wasaaradda kala wareegto Dowladda Masar deeq gargaar bani\u2019aadannimo ah oo loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka u baahan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430793\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/01.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/01.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/01-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/01-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430794\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/02.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/02.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/02-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/02-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430795\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/03.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/03.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/03-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/03-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS Marwo Khadiija Maxamed Diiriye iyo safiirka dawladda Masar u jooga Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinaca gargaarka. Kulanka labada dhinac ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Gargaarka ayey labada dhinac muujiyeen sida ay muhiimka u tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430796,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430792","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430797,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430792\/revisions\/430797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430796"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}