{"id":430708,"date":"2020-11-01T09:23:59","date_gmt":"2020-11-01T06:23:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430708"},"modified":"2020-11-01T11:10:52","modified_gmt":"2020-11-01T08:10:52","slug":"madaxwayne-qoorqoor-oo-saxiixay-shuruuc-barlamaanka-galmudug-meelmariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwayne-qoorqoor-oo-saxiixay-shuruuc-barlamaanka-galmudug-meelmariyay\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Qoorqoor oo saxiixay shuruuc Baarlamaanka Galmudug meelmariyay"},"content":{"rendered":"<p>Galmudug-(SONNA)- Munaasabaddaan oo ka qabsoontay madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay xeerar muhiim ah oo kala ah:- Shariga Maaraynta deegaanka, Sharciga Hay\u2019adaha, Sharciga dhismaha Booliiska iyo Sharciga dowalaha Hoose.<\/p>\n<p>Shuruucdan waxaa soo diyaariyey Wasaaradaha kala ah; Deegaanka, Qorsheynta, Amniga iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose.<\/p>\n<p>Munaasabaddaan waxaa ka qaybgalay Madaxwayne Ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, guddoomiyaha Baarlamaanka, Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka, Garsoorka, La- taliyayaal iyo hawlwadeenno ka tirsan madadaxtooyada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxwayne Qoorqoor wuxuu golaha Barlamaanka iyo wasiirada Galmudug uga mahadceliyey ansixinta shuruucdaan. isagoo xusay in shuruucdu ay gundhig u noqon doonto in sifo sharci ah Xukuumadda u fuliso hawlaha hortebinta leh ee loo igmaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430711 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Qoorqor-la-helay.jpg1_.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Qoorqor-la-helay.jpg1_.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Qoorqor-la-helay.jpg1_-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galmudug-(SONNA)- Munaasabaddaan oo ka qabsoontay madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay xeerar muhiim ah oo kala ah:- Shariga Maaraynta deegaanka, Sharciga Hay\u2019adaha, Sharciga dhismaha Booliiska iyo Sharciga dowalaha Hoose. Shuruucdan waxaa soo diyaariyey Wasaaradaha kala ah; Deegaanka, Qorsheynta, Amniga iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose. Munaasabaddaan waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430709,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430708","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430708"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430723,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430708\/revisions\/430723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}