{"id":430611,"date":"2020-10-31T12:02:18","date_gmt":"2020-10-31T09:02:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430611"},"modified":"2020-10-31T12:04:08","modified_gmt":"2020-10-31T09:04:08","slug":"madaxwayne-farmaajo-waan-la-qaybsanaynaa-dhibaatada-shacabka-iyo-dowladda-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwayne-farmaajo-waan-la-qaybsanaynaa-dhibaatada-shacabka-iyo-dowladda-turkiga\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Farmaajo \u201cWaxaan la qaybsanaynaa dhibaatada \u00a0Shacabka iyo dowladda Turkiga\u201d"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdishu-(SONNA)- Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalada Izmir ee dalka Turkiga.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay aad uga xun-tahay musiibadaasi, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay dhibaatada la qeybsaneyso shacabka iyo dowladda Turkiga oo dhul-gariirkaasi uu ka soo gaaray khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac \u00a0iyo burbur aad u xoog badan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Sidoo kale wuxuu madaxweynaha ku baaqay in la gacansiiyo shacabka iyo dowladda Turkiga oo haatan wajahaya xaalad adag ee ka dhalatay Dhul-gariirka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Ugu dambey madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) uu rajeeyey dowladda Turkiga inay Alle ku guuleeyo dadaalka gurmadka ee ay haatan wado.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishu-(SONNA)- Madaxwaynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalada Izmir ee dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay aad uga xun-tahay musiibadaasi, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay dhibaatada la qeybsaneyso shacabka iyo dowladda Turkiga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430612,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430611","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430611"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430615,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430611\/revisions\/430615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}