{"id":430603,"date":"2020-10-31T11:38:40","date_gmt":"2020-10-31T08:38:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430603"},"modified":"2020-10-31T11:38:40","modified_gmt":"2020-10-31T08:38:40","slug":"ciidamada-amniga-sacuudiga-oo-ka-hor-tagay-gaari-doonayay-in-uu-xoog-ku-galo-xaramka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-amniga-sacuudiga-oo-ka-hor-tagay-gaari-doonayay-in-uu-xoog-ku-galo-xaramka\/","title":{"rendered":"Ciidamada amniga Sacuudiga oo ka hor tagay gaari doonayay in uu xoog ku galo Xaramka"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Riyadh-(SONNA)- War ka soo baxay Saraakiisha Amniga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in maanta oo Sabti ah ay ciidamada qaabilsan sugidda amniga goobaha barakaysan ee Ku yaalla Sacuudiga ay gacanta ku dhigeen muwaadin u dhashay \u00a0Sacuudiga oo gaari uu watay si xoog ah isku dayay inuu ku galo Xaramka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Saraakiisha ayaa sheegay in muwaadinka watay gaariga uu ahaa qof madaxa looga jiro, iyagoo qiray in isku daygaas aysan waxyeello ka dhalan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 15.0pt; background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 15.0pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">\u201cAlbaabka 89-aad ee Xaramka ayaa laga hor istaagay gaari nooca raaxada ah oo isku dayay in uu xoog ku galo Xaramka shalay oo Jimco ahayd\u201d ayaa lagu yiri warkaasi ka soo baxay hayadaha ammaanka sacuudiga.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)- War ka soo baxay Saraakiisha Amniga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in maanta oo Sabti ah ay ciidamada qaabilsan sugidda amniga goobaha barakaysan ee Ku yaalla Sacuudiga ay gacanta ku dhigeen muwaadin u dhashay \u00a0Sacuudiga oo gaari uu watay si xoog ah isku dayay inuu ku galo Xaramka. Saraakiisha ayaa sheegay in muwaadinka watay gaariga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430604,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430603","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430603"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430606,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430603\/revisions\/430606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}