{"id":430555,"date":"2020-10-30T11:00:08","date_gmt":"2020-10-30T08:00:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430555"},"modified":"2020-10-30T11:01:22","modified_gmt":"2020-10-30T08:01:22","slug":"wasiirka-gaadiidka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-lagu-soo-dhoweeyay-dalka-turkigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaadiidka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-lagu-soo-dhoweeyay-dalka-turkigasawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaadiidka koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Istanbul-(SONNA)-Munaasabad ballaaral oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Gaadiidka maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) \u00a0ayaa xalay lagu qabtay Magalada Istanbul ee Dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga mudane, sheikh Mohammed , Wasiirkii hore ee Wasaradda Warfaafinta KG , Guddoomiyaha Somali voice organization Eng\u00a0 Hashim Abdullahi Abdi, Guddoomiyaha shirkaddda Somturki Cargo\u00a0 ahna Guddoomiyaha Jaaliyadda koonfur Galbeed ee dalk Turkiga mudane Mohamed Abdullahi,\u00a0 Dr Ahmed Sheikh Abdullahi Maadka oo ah Guddoomiyaha gudiga Dorashada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga, qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool Istanbul,\u00a0 Masuul sare mudane Hasan Turki, Ardayda ,Haweenka, dhaliyarada iyo masuliyiin kale ayaa ka mid ahaa dadkii\u00a0 ka qayb galay munsaasabadda.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta iyo xubnaha kale ee goobta ka hadlay ayaa waxay\u00a0 Wasiir Xasan Eelaay ku amaaneen howsha wanaagsan ee uu u hayo shacabka Soomaaliyeed ,gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sida hufan ee uu gudanayo waajibaadka saran.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasiir Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa u mahad celiyay\u00a0mas\u2019uuliyiinta iyo shacabka soo abaabulay munaasabdda lagu soo dhoweynayay, wuxuna shaaca ka qaaday inuu sii wadi doono horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan degaanadda Koonfur Galbeed ee Soomaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ballan qaaday Wasiirku in uu kaalintiisa ka qaadan doono horumarinta dhalliyaraddda kasoo jeedda degaannada koonfur Galbeed Soomaliya iyo sidoo kale dardar gelinta kor uqaadista aqoonta bulshada , wacyigilinta iyo caawinta dadka danyarta ah ee Soomaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430558 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-2-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430557 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430561 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-5-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-5-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-5-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-5-1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-430560 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-4.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-4-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-4-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Eelaay-4-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul-(SONNA)-Munaasabad ballaaral oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Gaadiidka maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) \u00a0ayaa xalay lagu qabtay Magalada Istanbul ee Dalka Turkiga. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga mudane, sheikh Mohammed , Wasiirkii hore ee Wasaradda Warfaafinta KG , Guddoomiyaha Somali voice organization Eng\u00a0 Hashim Abdullahi Abdi, Guddoomiyaha shirkaddda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430556,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430562,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430555\/revisions\/430562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}