{"id":430541,"date":"2020-10-29T22:24:56","date_gmt":"2020-10-29T19:24:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430541"},"modified":"2020-10-29T22:24:56","modified_gmt":"2020-10-29T19:24:56","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-danjiraha-turkiga-ee-soomaaliya-kala-hadlay-xoojinta-taageerada-ay-siiyaan-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-danjiraha-turkiga-ee-soomaaliya-kala-hadlay-xoojinta-taageerada-ay-siiyaan-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay xoojinta taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed aysan marna ilaawi doonin abaalka Turkiga, ugana mahad-celinayaan taageerada iyo waxqabadka muuqda ee suurageliyey in waddankeena uu tallaabo horey u qaado, isagoo xusay in Xukuumaddiisu ay sii adkeyn doonto xiriirka walaaltinimo ee labada dal ka dhexeeya.<\/p>\n<p>Eng. Rooble ayaa sheegay in xiligan muhiimka ah ay jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo u baahan in laga caawiyo arrimaha banii&#8217;aadamnimada, isagoo uga mahadceliyey taageerada dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo Gargaarka.<\/p>\n<p>\u201cXiriirka aan la wadaagno Turkiga waa mid ahmiyad gaar ah u leh bulshada Soomaaliyeed iyo sidii ay dib ugu soo kaban lahayd.Waxaan uga mahad celineynaa Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda garab istaaggii ay inoo muujiyeen xiliyadii adkaa ee nasoo maray iyo mashaariicyadii ay ka fuliyeen dalkeenna welina u taagan yihiin garab istaaggeena\u201d.<\/p>\n<p>Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa dhankiisa balan qaaday in ay sii wadi doonaan garab istaaggooda dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay ahmiyadda ay leedahay in la sii dardargeliyo taageerada aan shuruuddu ku xirnayn ee dalkiisu siiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430542\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430545\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"841\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-4.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-4-300x214.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-4-768x547.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-4-1024x730.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430543\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-2.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-430544\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-3.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/unnamed-3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed aysan marna ilaawi doonin abaalka Turkiga, ugana mahad-celinayaan taageerada iyo waxqabadka muuqda ee suurageliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430544,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430541","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430546,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430541\/revisions\/430546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}