{"id":430507,"date":"2020-10-29T17:53:43","date_gmt":"2020-10-29T14:53:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430507"},"modified":"2020-10-29T17:53:43","modified_gmt":"2020-10-29T14:53:43","slug":"iom-oo-sheegtay-inay-caawisay-ku-dhawaad-40-qof-oo-soomaali-ah-oo-ka-soo-cararay-dagaallada-dalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/iom-oo-sheegtay-inay-caawisay-ku-dhawaad-40-qof-oo-soomaali-ah-oo-ka-soo-cararay-dagaallada-dalka-yemen\/","title":{"rendered":"IOM oo sheegtay inay caawisay ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada dalka Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Hay\u2019adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka colaada ay la degtay Yemen .<\/p>\n<p>Dadkan ayaa ka soo dagay magaalada Berbera halkaas oo IOM ay ku siisay kaalmo isugu jirta caafimaad iyo cunto.<\/p>\n<p>Barnaamijkan oo ay gacan ka geysteen UNCHR iyo safaarada Jarmalka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka haa lacago dadka la siiyay si ay ugu tagaan meelihii ay u socdeen.<\/p>\n<p>Dadkaan ugu danbeeyay ee soo gaaray Soomaaliya bilowgii isbuucaan ayaa waxaa ay kala aadeen magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho oo ay u socdeen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda IOM ayaa tilmaamtay in dad badan oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ka baxsanaya colaada iyo gaajada dalka Yemen ay maalin kasta gaaraan xeebaha Jabuuti iyo Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Hay\u2019adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka colaada ay la degtay Yemen . Dadkan ayaa ka soo dagay magaalada Berbera halkaas oo IOM ay ku siisay kaalmo isugu jirta caafimaad iyo cunto. Barnaamijkan oo ay gacan ka geysteen UNCHR [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":430508,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430509,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430507\/revisions\/430509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}