{"id":430474,"date":"2020-10-29T15:30:49","date_gmt":"2020-10-29T12:30:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=430474"},"modified":"2020-10-29T17:00:36","modified_gmt":"2020-10-29T14:00:36","slug":"ciidamada-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagarqabayaal-al-shabaab-ah-iyo-hub-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-nisa-oo-gacanta-ku-dhigay-dhagarqabayaal-al-shabaab-ah-iyo-hub-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal Al-Shabaab ah iyo hub kala duwan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa howlgal ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-shabaab iyo hub kala duwan oo ay gacanta ku haayeen.<\/p>\n<p>Dhagar-qabeyaashaan la soo qabtay ayaa Argagixisada Al-shabaab u qabilsanaa dilalka iyo weerada qorshaysan ee laga fuliyo Caasimadda.<br \/>\nMaamulka Ha\u2019yaddaha NISAayaa goor kasta diyaar u ah inay ka hor-tagaan, dhibaato kasta oo loo soo maleego Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda.<\/p>\n<p>Waxaan mar walba u mahad celineynaa shacabkii nagu garab siiyey helidda xogaha xaasaasiga ah ee lagu badbaadinayey Shacabka Soomaaliyeed.<br \/>\n&#8212;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa howlgal ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-shabaab iyo hub kala duwan oo ay gacanta ku haayeen. Dhagar-qabeyaashaan la soo qabtay ayaa Argagixisada Al-shabaab u qabilsanaa dilalka iyo weerada qorshaysan ee laga fuliyo Caasimadda. Maamulka Ha\u2019yaddaha NISAayaa goor kasta diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":430481,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-430474","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=430474"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":430483,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/430474\/revisions\/430483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/430481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=430474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=430474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=430474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}